AMISOM oo si adag uga jawaabtay Eedeyn culus oo uga timid kooxda Ahlu Sunna

Qoraal kasoo baxay Hogaanka Ahlu Sunna ayaa lagu eedeeyay ciidamada Nabad ilaalinta u Jooga Soomaaliya eeĀ  AMISOM in ay qeyb ka ahaayeen dagaalkii xooganaa ee ka dhacay magaalada Guriceel . War saxaafadeed kasoo baxay Taliska AMISOM ayaa lagu beeniyay eedeynta uga timid Ahlu Sunna, waxa ayna AMISOM sheegeen in been abuur tahay eedeynta loo jeediyay … Continue reading AMISOM oo si adag uga jawaabtay Eedeyn culus oo uga timid kooxda Ahlu Sunna